Wey adag tahay xili hore la sadaaliyo Boxoffice-ka ama ganacsiga ay aflaanta sameyn karaan mana kusii jirto in aragti ama cabir laga bixiyo filimo aan la arkin goos gooskooda ama muuqaaladooda qaar balse waxaa lagu dhiiraday in 16-filim oo 2020 la daawan doono lagu sii dhiirado in lagu tilmaamo kuwo Blockbusters ama Big Hits noqon doonaan ama wacdaro lixaad leh dhigi doonaan:

Haddaba hoos kaga bogo 16-filim ee lagu sharad tamaayo in 2020 ama sanadka dambe Boxoffice-ka wacdaro xoogan ka dhigi doonaan xili horena la isku raacay inay Blockbusters noqon doonaan haddii ay noqon waayaana niyad jab ayay noqon doontaa:

Aflaanta Blockbuster Noqon Karaan:

Tanhaji (10 Jan 2020) – Ajay, Devgn, Saif Ali Khan & Kajol

Baaghi 3 (6 Mar 2020) – Tiger Shroff, Shraddha Kapoor & Riteish Deshmukh

Sooryavanshi (27 Mar 2020) – Akshay Kumar & Katrina Kaif

83 (10 Apr 2020) – Ranveer Singh & Deepika Padukone

Coolie No. 1 Remake (1 May 2020) – Varun Dhawan & Sara Ali Khan

Radhe (Eid 2020) – Salman Khan

Laxmi Bomb (Eid 2020) – Akshay Kumar & Kiara Advani

Mumbai Saga (19 Jun 2020) – John Abraham, Emraan Hashmi, Suniel Shetty, Kajal Aggarwal, Gulshan Grover.

Brahmastra (Summer 2020) – Ranbir Kapoor, Alia Bhatt & Amitabh

Shamshera (31 Jul 2020) – Ranbir Kapoor, Vaani Kapoor & Sanjay Dutt

Bhuj – The Pride Of India (15 Aug 2020) – Ajay, Devgn Sanjay Dutt, Sonakshi Sinha, Parineeti Chopra & Rana Dagubbati.

Jersey Remake (28 Aug 2020) – Shahid Kapoor

Rambo Remake (2 Oct 2020) – Tiger Shroff

Prithvi Raj (Diwali 2020) – Akshay Kumar

Laal Singh Chaddha (Christmas 2020) – Aamir Khan & Kareena Kapoor Khan

Bachchan Pandey (Christmas 2020) – Akshay Kumar

F.G: Filimada waxay u kala horeeyaan sida loo kala hor daawanayo waqti ahaan ee uma kala horeeyaan sida ay u kala saameyn badan yihiin.

Aqriste fikirkaaga ka dhiibo 16-kan filim imisa filim oo ka mid ah ayaa kalsooni ku qabtaa inay 2020 ama sanadma Blockbuster noqon karaan haddii Alle idmo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here