
Sanadkii hore 2019 wuxuu u ahaa fanka Telugu ama Tollywood ee xarun u ah magaalada Hyderabad mid barwaaqeesan madaama aflaan badan guulo lixaad leh gaareen sidoo kalena ganacsigooda ku baahay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka waana shirkada labaad ee fanka Hindiya ugu weyn kaliya Bollywood-ka ayaa ka weyn.
Haddaba waxaan shabakada Andhra Boxoffice kasoo xiganay aflaanta Telugu ama Tollywood sameeyeen ee sanadkii hore HIT noqdeen oo macaash laga helay ama kuwa guuleesteen ee lacagtooda dib usoo celiyeen.
Sidoo kale liiskan waxa ku dhex jiraan aflaan aan Telugu ahayn balse dhul weynaha lagu daawaday oo Af Telugu lagu daawaday sidoo kalena guulo waa weyn gaareen sida xogta hoose kaga bogan kartiin:
1. F2 – Fun and Frustration (Double Blockbuster) – Venkatesh, Varun Tej, Tamannaah Bhatia, Mehreen Pirzada
2. 118 (Hit) Nandamuri Kalyan Ram
3. Chikati Gadilo Chithakotudu (Blockbuster) – Adith & Nikki Tamboli
4. Majili (Blockbuster) – Naga Chaitanya & Samantha
5. Chitralahari (Hit) – Sai Dharam Tej, Kalyani Priyadarshan
6. Jersey (Hit) – Nani
7. Kanchana 3 (Tamil) (Super Hit)
8. Avengers : End Game (Hollywood) (All Time Blockbuster)
9. Maharshi (Hit) – Mahesh Babu
10. Agent Sai Srinivasa Athreya (Blockbuster) – Naveen Polishetty
11. Brochevarevarura (Blockbuster) Sree Vishnu, Nivetha Thomas,
12. Oh Baby (Blockbuster – Samantha
13. iSmart Shankar (Blockbuster) – Ram Bothini
14. Kobbari Matta (Blockbuster) Sampoornesh Babu
15. Valmiki (Hit) – Varun Tej
16. Raju Gari Gadhi 3 (Hit) – Ashwin Babu, Avika Gor
17. Whistle/Bigil (Tamil) (Hit)
18. Khaidi (Tamil) (Blockbuster)
19. Arjun Suravaram (super Hit) – Nikhil Siddhartha
20. Prati Roju Pandaage (Blockbuster) – Sai Dharam Tej, Rashi Khanna, Sathyaraj and Rao Ramesh
Aflaanta Average Noqdeen:
Yatra – Mamooty
Lakshmi`s NTR – J.K.Vijay Kuma
Falaknuma Das – Vishwak Sen
Game Over – Taapsee Pannu
Rakshasudu – Bellamkonda Sreenivas
Evaru – Adivi Sesh
Kousalya Krishnamurthy – Aishwarya Rajesh, Rajendra Prasad, Karthik Raju, and Sivakarthikeyan
Saaho – Prabhas
Venky Mama – Venkatesh, Naga Chaitanya
Mathu Vadalara – Sri Simha Koduri, Athulya Chandra,Vennela Kishore
F.G: Dhamaan aflaanta kale ee 2019 soo baxeen kuwaas oo aan liiska sare kasoo muuqanin waa kuwo ganacsi ahaan guul dareesteen.