Shabakadda Aflaamta Tayadda Leh Sameeyso Ee Bollywoodka oo ay xaruntoodu tahay ama ay ku taallo magaalada Mumbai ayaa ka mid ah shabakadaha caalamka ugu badan ee soo saarta dhanka iyo aflaamta marka loo eego shabakada kale waana shabakadda kaliya ee ugu badan lagana daawado aflaam-tayda daafaha caalamka oo dhan.

1- Salman Khan iyo Aishwarya Rai kaddib markii la hadal haayay in badan xiriirkii jaceeyl ay soo dhaxmaray Rekha iyo Amitah Bachbachan Sidoo kalana waxaa la sheegay dabcan inaanan marnaba la iloobi doonin wax walbo oo ku saabsanaa xiriirkii jaceeyl soo dhaxmaray Salman Iyo Aishwarya

hasa yeeshee lamaanahan ayaa kala haray oo xiriirkooda soo idlaaday kadib markii ee Aishwarya ay ku sheegtay in Salman khan uu yahay qof rabshoole oo dhibloow ah sidaasna ay uga hartay waxaana halkaas ku burburay xiriirkii wacnaa ee u dhexeeyay lamaanahan.

2-Sanjay Dutt iyo Madhuri Dixit ayaa ka soo muuqday shaashadaha hortooda iyadoo waqtigaas lamaanahan lagu xamanaayay in uu xiriir jaceeyl hoose uu ka dhexeeyay xiligii 90-maadkii

kadib markii la soo wariyay geeridii ku timid xaaska Sanjay Dutt ee Richa Sharma taas ayaana ugu wacneed in lamaanahan leesku xanto oo ay dadka ku shekeestaan waxaana isla markiiba la sheegay in sanjay uu xiriir jaceeyl la yeeshay gabadha lagu naanayso dhak -dhak girl ee madhuri dixt mudadaas waxay ahaayeen kuwa aad isku jecel iyadoona qof walba rajeenaayay in lamaanahan ay aqal gali rabeeyn sanadii 1993-kii

balse nasiib xumo aktarka Sanjay Dutt ayaa la xiray oo kiis lagu soo eedeeyay oo ahaa fal argagaxsinimo 1993-kii waxaana halkaas ku baaba,ay rajadii ay wada la haayeen lamaanahan kaas oo ahaa inay aqal galaan sanaddii 1993-kii.

3- Akshay Kumar iyop Raveena Tandon.

Akshay kumar iyo Raveena Tandon ayaa waxaa iyagana lagu xantaa inuu hadda kahor xiriir jaceeyl soo dhaxmaray lamaanhan balse nasiib darro aktarka akshay ayaa qayaanay raveena iyo rekha kuwaas oo xiriir jaceeyl kala dhexeeyay taas oo sababtay in uu waayo labada atariisho kala ah Rekha iyo Raveena.

Inkastoo aktardda raveena uu qayaanay jillaga akshay raveena diyaar uma aheeyn inay fursad kale siiso oo uu ku hanan karo hasa ahaatee meesan dhicin oo ma rumoobin xiriir jaceelna oo u dhexeeyay sidaas ayuu ku burburay kadib markii uu qayaanay.

4- Ajay Devgn iyo Raveena Tandon

Xaqiiqdii aktardda Raveena Tandon meesan laheeyn wax nasiib ah kadib markii uu qayaanay Akshay Kumar sidoo kalana aktarka ajay ayaa isna markiisa qiyaanay iyagoo saaxibo noqday oo waliba xiriir jaceeyl isla soo wadaagay waxaana goobta soo gashay aktaradda karisma kapoor markaas oo uu ajay shukaan sanaayay karisma maadama raveena ay noqotay booska saddaxaad waxaana la sheegay inay ka tagtay aktardda Raveena aktarka Ajay Devgan.

5- Govinda iyo Rani Mukerji.

Govinda iyo Rani Mukerji ayaa xiriir jeceel dhaxmaray wuxuuna billaawday kadib filimkii Hadh Kar Di Aapne markii ay isla jilleeyn waxaana ka sheegay inuusan aheeyn wax qalad ah inay wadaagan xiriir jaceel iyagoo ugu danbeeyn fashilmay Govinda ayaana isaga baxay oo go,aan saday inuu isaga tago gabi ahaanba sababtoo ah xaaskiisa meesan rabin in uu arrimo xiriir jaceeyl la wadaago aktaradd govinda ayaana guursaday oo bad baadiyay noloshiisa Sunita.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here