Wax ka ogoow sadaxda waqti ay dumarka rabitaankooda jinsi kor u kaco aadna u jecelyihiin in nimankooda hoosta ka galaan.

0
3786

Insaanka oo dhan ayaa ka siman in waqtiyada qaar aad uga helaan howsha galmada xili waqtiyada qaarna aysan dan ka laheyn waana arin dabiici ah oo qofkasta lasoo gudboonaato ogoowna wax adiga kugu kooban ma ahan.

Aan usoo laabano mowduuceena waa goormee xiliyada ay dumarka rabitaankooda jinsi kor u kaco? Jawaabta halkaan kaga bogo.

1-Markey ka daahir noqoto dhiiga caadada;

Markii gabadha ay daahir ka noqoto dhiiga caadada jirkeeda wuxuu bilaabaa inuu miisaankiisa hore kusoo laabto waxayna taasi gabadha ku riixdaa iney kor u qaado dareenkeeda jinsi.

2-Jimicsiga kadib;

Jimicsiga wuxuu habeeyaa misna dhisaa jirka sidoo kalana wuxuu qofka ka caawiyaa in dhiigiisa ku burqado gaarana dhamaan xubnaha jirka arintaasoona keenta in dumarka rabitaankooda jinsi kor u kaco markasta oo ay jimicsi sameeyaan.

3-Xiliyada Fasaxa;

Waa run xiliyada fasaxa ama waqtiyada nasashada iyo dalxiiska lagu jiro gabadha waxaa ka yaraado qalqalka iyo walwalka si lamid ahna waxaa yaraanayo cadaadiska ay nafteeda saarto xiliyada shaqada taasoona keenta in rabitaanka jinsi ee gabadha kor u kacdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here