Wax ka Ogow 9 Xaqiiqo Oo Laga Diwaan Galiyay Musasalka Quluubta Somalida Dagay Prison Break

1
1118

1 _ Ma Ogtahay In Dhamaan Kooxda Jilaysa Taxanahan Ay Soo Wada Mareen Jeel Iyo Xabsiyo Kala Duwan Noloshooda Dhabta Ah Marka Laga Tago Robin Tunney( Veronica Donovan)

2 _David Tweener Waxa Uu Si Rasmi Ah Ugu Xukunaa Jeel, Waxa Loo haystay Dilka Hal Qof iyo dhaawaca 2 Caruura Oo La sheeegay Inu Shil Gaadhi Ku Dilay Xili Uu Si xun u Cabsanaa
David Wuxu Kaso Muuqday Taxanahan Seasonka 1aad iyo Kan 2aad Xili Uu Si Rasmi Ah Ugu Xukunaa 40 Bilood Oo Xadhig Ah Iyo $300,000 Ganaax Ah.

3 _ Markii La Baahiyay Seasonka 1aad Ee Prison Break Waxa Showgan Laga Ganaxay Daawashadiisa In Ka bdn 13 Xabsi Oo Kuyaala Gudaha Maraykanka Si Aanay Maxaabiistu U Helin Rajo iyo Yididiilo ama Aanay Isugu dayin Waxyaabo lama Filaan Ah.

4 _ Micheal Scofield, Sarah Taracrendi Iyo lincolin Barows Waxay Fagtii Hore Ee Taxanahan Ah Xalqad Kasta Ku Qaadanayeen Lacag Dhan $175000, Xogta Jilayaasha Kale iyo Lacagta Ay Ku Shaqaynayeen Si Sax Ah Looma Xusin.

5_ John Abruzi Waxa Uu Ka Lacag bdn Yahay Qof kasta Oo kasoo Muuqday Showgan Iyo Dhamaan Hantidooda Oo Xataa La Isku Daray Waa Milyaneer Haysta Lacag Dhan $258 Milion

6 _ Doorka Michael Scofield Waxa Lagu Tijaabiyay In Ka bdn 7 Qof Si Loo Helo Charecter Sax Ah Oo Ku Haboon Sida Uu Rabay Director paul Scheuring Kadib Waxa Yimi Wenworth Milner Oo Ahaa Qofkii ugu Dambeeyay Ee Saxeexay Showgan isagoo 10 Kun Oo Jeer Ka fiicnaaday Qofkasta Oo Uu Filayay Agaasime Paul.

7_ in Ka bdn 150 qof Ayaa dhintay Intii uu Socday Taxnahan, Theodoro bagwell Ayaa ah ninka gaystay Dhimashada Ugu bdn 31 Qof Ayuu birta Ka Aslay.

8_ Dhimashadii Veronica Ee Seasonka 2aad Waxay ka Mid Tahay Liiska Dhimashooyinka Ugu Naxdinta badan Leh Ee Aflaamta Taxanayaasha Ah halka Dhimashadii John Abruzi iyo Brad Bellick Ay Taageerayasha Showgani U Aqoonsadeen Dhimasho Halyaynimo (Ledendary Death)

9_ Markii La Baahiyay Seasonka 5aad Ee Showgan Waxay Taageerayaashu Aad Uga Xumaadaan in Alex Mahone Oo Kaso Muuqday 59 Xalqadood Oo Taxnahan ah Aanu Kaso Muuqan Markan.

W.D. Cabdishakuur Shakti.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here