Bisha Maarso ee nagu soo foosha leh Bollywoodka wa aa dib shineemooyinka loo saari doonaa Filimada qaarkood ee duubistooda la dhameeyay.
Shineemooyinka tiyaatarka ayaana mudo sanad kabadan u xirnaa Covid19 dartiis, arintasoona keentay in filimo badan dib loo dhigo balse haatan waxay u muuqataa in wax walba sidii la rabay dib ugu soo laabanayaan inkastoo Covid19 markale soo laba kacleeyay.
Hadaba waxaan halkaan kusoo qaadan doonaa filimada lagu wado in bisha nagu soo foosha leh la daawado, ha ahaadaan kuwa shaashadaha laga daawanayo ama Digital ahaan qaab Online loo daawanayo, waxaana filimadaan qeyb ka ah kuwa koonfurta, halkaan hoose kaga bogo.
Filimada bisha Maarso la daawan doono.
11da bisha – Roohi
19ka bisha- Mumbai Saga
19ka bisha- Sandeep Aur Pinky Faraar
26da bisha- Haathi Mera Saathi (Koonfurta)