Wax ka ogow taariikhda iyo waqtiga uu soo galaayo taxanaha Sefrinikiz oo ay hogaamiye ka yihiin Engin Akyurek iyo Neslihan Atagul.

0
729

Taxanaha Sefrinikiz oo afsoomaaligiisa yahay gabadhii safiirka wuxuu kamid yahay taxanayaasha sida weyn loo sugaayo bacdamaa la isugu keeni doono labo jilaa oo mug iyo shacbiyad balaaranba leh.

Engin Ekyurek iyo Neslihan Atagul waa labo jilaa oo caan ah waxaana lagu mideeyay taxanaha gabadhii safiirka kaasoo lagu wado in dhawaan laga sii daanayo kanaalka Star TV.

Taxanahaan ayaa soo gali doono maalin arbaco ah habeen khamiis soo gali doonto waxaadna live uga daawan kartaan kanaalka Star TV asigoona ka sheekeynaayo wiil (Engin) walaalkiis lagu dilaayo safaarada turkida kuleedahay Italy waxaana lagu tuhmaa safiirka ayadoona Engin uu raadinaayo dilaagii walaalkiis.

Neslihan waxaa dhalay safiirka sida magaca taxanaha kacadba waa gabadhii safiirka waana qiso soo jiidasho leh waxaan sugnaaba waa taxanahaan xiisaha leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here