Waxaan Bollywood sheegnaba markaani koonfur Ragg iyo Dumar ba kuwooda ugu abaal marinada badan ayaan idin la wadaagena kis ksi.

hadaba markii koonfur ladhaho weysii kala baxdaa waxaan ka hadleeno waa qeybta Tollywoodka Telugu.

koonfur waxay Bollywoodka oga roontahay waxeeda waa cadyihiin maadama aysan wax shaki ah kujirin, inta badan Bollywoodka waa laga eed sheegta oo xidigo badan ka eed shegteen ayaa jiraan dhanka abaal marinta ayagoo ku tilmaamen ina ay tahay musuq maasuq.

hadaba waxaan idiin heena xidigaha kaalinta koowaad iyo tan labaad ba ka galay dhanka abaal marinta ugu badnanshadeda Ragg iyo Dumarba.

fadlaan hoos kaga boqo xidigaha inta abaal marin ay heleen iyo magacyadooda:

Chiranjeevi: 

waa xidig weyn waa mudanaha Telugu aadbe oga dambeyaan ninkaani waa ninka ugu darajada sareya dhanka abaal marinta qeybteeda Filimfare ka, qaab jiliin cajiib ah ayuu soobandhigay oo inaba aysan ilaawi doonin dhamaan dadka daawada aflaantisa aysan ilaawi doonin.

wuxuu guluustay abaal marinta filimfareka tiro 7jeer ah.

Mahesh Babu:

waa xidiga labaad ee ugu darajada sareeya qeybta abaal marinta wuxuuna kuhantay qaab jiliinkisa.

inta badan dadka waxay dhahaan Mahesh wuxu sitaa dhaqankii  Big B oo xiligii uu fanka kusoo biirayay loo yaqiinay YOUN ANGRY MAN.

hadaba Mahesh wuxuu kuguuleystay abaal marintaan tiro dhan 5 jeer.

F.G: Lasoco qeybta labaad waxaan idin la wadaagi doona dhanka Dumarka iyo kuwooda ugu abaal marinada badan qeybta Telugu waliba abaal marinta Filimfare ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here