WAX KALE; Priyanka Chopra iyo Nick Jonas oo jamaahiirtooda sawiradaan la wadaageen.

0
1006

Ayadoo caalamka la ciir ciiraayo halista Corona Virus hadana qaar kamid ah jilayaasha iyo shakhsiyaadka caanka ah ayaa bilaabay in jamaahiirtooda ka madadaaliyaan baraha bulshada isla markaasna walbahaarka ka yareeyaan.

Qaarkood ayaa soo dhigo muuqaall Video halka qaar kalana ay soo dhigaan qoraalo iyo sawiro ay jamaahiirtooda kala socoto baraha bulshada la wadaagayaan.

Priyanka Chopra iyo Nick Jonas oo maalintii 8aad gurigooda ku sugan wax dhaqaaqna sameynin ayaa baryahaan wadeen in muuqaalo iyo sawiro la wadaagaan jamaahiirtooda ayadoo ugu dambeysay maanta oo isniin ah.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawiradiu ugu dambeeyay ay soo dhigeen bartooda Instagramka;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here