“Wax shalaay ma qabo” Sabriina Dhowre oo sheegtay in jaceylka ninkeeda u qabto uu sababay inay qaado Corona Virus.

1
944

Waxaan dhawaan idinla wadaagnay in gabadha Soomaaliyeed balse uu qabo jilaaga caanka ee Sabrina Dhowre uu ku dhacay caabuqa Corona Virus ayadoona uu u gudbiyay ninkeeda oo asna dhawaan uu ku dhacay.

Sabrina Dhowre ayaa sheegtay in aysan wax shalaay ka qabin waqtiga ay ninkeeda la qaadatay mudadii uu karantiilka ku jiray ayadoona sabab uga dhigtay jaceylka xad-dhaafka ah ay ninkeeda u qabto.

Sabrina ayaa sheegtay in wali aysan astaamaha Corona iska dareemin sidoo kalana ay waqti kasta kasoo bixi karaan maadaama waqti la qaadatay ninkeeda oo Viruskaan qabay ayadoona sheegtay in wax shalaay aysan ka taagneen arintaana jaceyl ay ninkeeda u qabto dartiis u sameysay.

Hadaba akhristow adiga jaceylkaaga haduu Corona ku dhaco maka fogaan laheyd mise Sabriina oo kale ayaad waqti la qaadan laheyd?

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here