Waxaa Maanta Oo Kale La Daawaday Ranveer iyo Arjun Filmkod Gunday Ee Saaxibtinimada Ka Hadlaayo

Waxaa maanta oo kale la daawaday filmka saaxiibtinimada qiimaheda ka hadlaayo ee Gunday waxaana filmkaan hogaamiyaal ka ahaayen Ranveer Singh iyo Arjun Kapoor hala ay atirisho ka tahay Priyanka Chopra.

Maanta oo kale 14 Febraayo sanadkii 2014 ayaa la daawaday filimka Gunday oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Semi Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Ali Abbas Zafar

Tiyaatarada laga daawaday: 2700

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 14.82 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  40.26 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 58.05 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 51 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 73.28 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 86.30 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 98.37 crore

Tirada tikit u goosatay –  8-malyan 974,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 37.65 Crore

Natiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 2,1/10

1 Comment

Comments are closed.