
https://twitter.com/AnupamPKher/status/1172160637893562368?s=19Bollywoodka waa shirkada balaaran taaso si weyn loogu xiiseeyo dunida dacaladeeda maadaama Bollywoodka uu in badan ka duwan yahay shirkadah kale ee aflaamta sameeyaan sida shirkada weyn ee Hollywoodka
sababtoo ah Bollywoodka waxa uu ku caan baxay inuu aflmaatiisa dadka ku madadaaliyo waxaana aflaamta Bollywoodka lagu dhex arkaa hees iyo dance kuwaaso dadka in badan soo jiidan kartaa
qaarada Africa si weyn ayaa looga daawada aflaamta Bollywoodka gaar ahaan kuwa jaceylka si gaar ah aflaamta uu hogaamiyaha ka yahay aktarka Shah Rukh Khan
iyadoo aan hore u aragnay dhalin-yaro u dhashay dalka Nigeria kuwaaso qaadaya heesta caanka ah ee lagu magacaabo Kal Hoo Na Ho
laakiin maanta waxaan mar kale la arkay labo lamaane oo u dhashay dalka Kenya kuwaaso ku luuqeenaya heesta Dilwale Dulhania Le Jayenge

waxaana Videogan baraha bulshada soo dhigay Anupam Kher kaaso sheegay jaceylka Raj iyo Simran inuu dunida si weyn ugu baahay
fadlan hoos ka daawo Videogas adigaana ka heli doona
Srk and ajydvgan explanation kasoo bixiyo what’s among the the 2 stars .
Hadal mahaysiin