Home » Nolosha Jilaayaasha » Waxaa xariga laga jaray maqaayada cusub ee Jacqueline Fernandez “Kaema Sutra”

Waxaa xariga laga jaray maqaayada cusub ee Jacqueline Fernandez “Kaema Sutra”

Waxaa markii ugu horeesay xariga laga jaray maqaayada cusub ee ay milkeela ahan la haan doonto aktarada stylka ku faanta ee Jacqueline Fernandez maqaayadan waxaa loogu magac daray kaema sutra waxaana maqaayadan lagau furay magaalada Colombo ee dalka Sri Lank.

Waxaa sawirada maqayada lagu shaaciyay instgaramka iyadoo kadib furitaanka maqaayada hadal lasoo dhigay bartaas lagu yiri “Waxaa markii ugu horeeyay la furay maqaayada “kaema sutra” wixii hada kadambeeya waa ay furantahay kuna soo dhawaada maqaayada”

Jacqueline Fernandez, Waxay maalmihii udambeesay ay kujirtay fasax maadama ay soo gaba gabeesay shaqadii filimka judwa 2, oo noqday filim guulestay soona xareeyay lacago aan macquul ahayn.

Xidigtaan waxaa 2018 u diyaarsan filimada Drive oo ay la jileyso Sushant Singh Rajput iyo Race 3 oo ay Salman Khan shaashada iskala soo muuqan doonaan.

Waxaa Soo Turjumay: Maxamed Cabdirasaq Daacad