Atariishada Jacqueline Fernandez ayaa kamid ah kuwa loogu jecelyahay Bollywoodka. Sanadihii la soo dhaafay, Jacqueline waxay sameysay aflaam badan oo kala duwan kuwaasoo wijiyo bdn ee kulajishay . Iyadoo waliba Hinduu aheyn, waxay boos ka heshay nafsadeeda gudaha warshadaha ugu waaweyn fanka india iyo quluubta milaatiin taageerayaal ah ee daafaha adduunka kunool.

Jacqueline Fernandez ayaa tiri”Waxaan si aad ah ugu maqanyahay qoyskeyga dalkeyga”Atariishada waxay xiiseyneysaa jiritaankeeda waxayna ilaalisaa farxada dadka udhaw dhaw ku dhawdhaw, taas darteyd, inbadan waxay ugu yeeraan gabadha cadceedda ee Bollywoodka. xidigtaan ayaa maanta 35jirsatay , munaasabada dhalashada, Jacqueline waxay kusoo aaday xili xun.

Aktarada ayaa la wadaagtay fariintaan dadkeeda, “Sannadkan ma jiraan qorshayaal dhalasho oo dhigayo, waxaan uun ku xirnaan doonaa dhammaan kuwa aan jeclahay illaa maalinta oo dhan. Waxaan si aad ah ugu maqnaa qoyskeyga in bdn waqti inaa wada qaadano wee fcnaa laheyd Laakiin, xaalada aan hadda ku suganahay oo dhan, waxaan ku sameyn doonnaa wicitaanno fiidiyoow ah.

Waxaan rajeynayaa inay awoodi doonaan inay laabtaan waalidkey iyo walaalahay. Aktarada ayaa ku faantaa inay soo gashay 44 milyan oo taageerayaal ah barta ay ku leedahay shabakada Instagram waxayna ku faantaa jaceylka ee uhaayaan.

Waxaa Qoray Cabdiraxman Shuurow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here