Sooraj Pancholi ayaa ku jiray Cadaadis Dhanka warbaahinta ah tan iyo markii Sushant Singh Rajput iyo, Disha Salian ay dhinteyn.

Wuxuu sheegay inee been abuur tahay wararka xanta ah ee lagu eedeenayo inuu kadambeeyay dilka labadaaas shaqsi waxuuna sheegay in murugo uu kunoolyahy . Sikastaba, . Wuxuu go’aansaday inuu ka fogaado Baraha bulshada,

Instagramku waa goobta ugu badan ee adeegsadaan Dadka caanka ah gaar ahaan Bollywoodka. Sooraj Pancholi haatan wuu isaga baxay Instagram, ,

“Waxaan doonayaa inaan neefsado” Jilaaga ayaa tirtiray dhamaan postiyadii bartiisa Instagram marka laga reebo midka dhalashadiisa 29aad oo ugu dabaal dagaayay. Wuxuu soo dhigay bartiisa Instagram-ka isagoo sheegay inuu u baahan yahay inuu neefsado soona laaban doono marka adduunku Cadaalad naqdo.

Sooraj ayaa qoray, “Bal adigu arag Instagram-ka! Waxaan rajeynayaa inaa dib kuu arki doono maalin maalmaha ka mid ah marka adduunku fiicnaantiisa kusoo laabto. Waxaan rabaa inaan neefsado”

Wuxuu dafiray dhamaan waxyaabaha la xiriira dilka Sushant Singh Rajput iyo Disha Salian dhimashadooda. ..Hadaba soolagamayaabo Adkeesigiisa haduu daciifo inuu isagana isdilo?

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here