Tan iyo markii xanibaada Convid 19 aduunka uu saameeyay , Sonu Sood wuxuu udhaqaaqay Lasocashada dadka garabka ubaahan si uu u caawiyo dad badan intii suurtagal ah.

Jilaagu wuxuu diyaariyey gaadiid badbaado oo loogu talagalay muhaajiriinta , wuxuu kaloo siiyay muhaajiriin badan fursado la xiriira shaqooyin. Sonu Sood oo ilaalinaya balanqaadyadiisii ​​wuxuu kaloo ka caawinayay dad badan qalliinada iyo daaweynta caafimaad.

Dhawaan waxaa bartiisa Twitter-ka kusoo bandhigay codis gabar si uu ugucaawiyo inay la soo baxdo qalabka daraasadda loogu diyaar garoobayo UPSC.miyaad gacan ka geysan kartaa diyaarinta shicibka walaalahaa ah? Waxay ubaahantahay buugaag hor udhac ah.waxay mataleysaa reer beeraley ah aabahayd maheli karo midaas xaaladan adag.please mudane caawimaad”.

Sonu Sood ayaa si deg deg ah uga jawaabay waxuuna sheegay in boo berri loo geyn doono waxwalbo oo waxbarashadeeda kusaabsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here