Home » Arimaha Bulshada » Waxay qaliin u martay in ay u ekaato aktarada taageerto ee Angalina (+sawiro)

Waxay qaliin u martay in ay u ekaato aktarada taageerto ee Angalina (+sawiro)

Sahar Tabar, 22 jir ah, ku dhalatay magaalada Tehran, dalka Iran, ayaa doonaysay in ay muqaal ahaan wajigeda uu u ekaado actarada caanka Hollywodka kaso jeeda dalka Mareekanka Angelina Jolie.

Gabadaan dhalinyarada reer Iraan ayaa waxaa sida ay wariyeen warbaahinta dalka belguim waxay martay kontan qaalin si ay ugu ekaato gabadha taageero u tahay ee Angelia.

Gabdhaan reer Iraan ayaa waxay caan ka noqotay facebook iyo intasgram waxay heshay dhiirigelin badan iyo inkasto kuwa kale ku dhaleeceeyeen muqaalkeda.

Gabagabadii, gabadhaan reer Iraan sida ay rajeyneysay ma uusan noqon muqalkeda, balse waxay sheeegtay in aysan marna ka quusan doonin hamigeeda oo ay dooneyso mar un in ay u muuqaal ekaato gabadha ay taagerto ee Angelina.

Qoraalkaan Waxaa Soo Turjumay Sidoo Kalena Filimside Soo Gaarsiiyay Aqriste Abukar Mohamed

6 Responses to Waxay qaliin u martay in ay u ekaato aktarada taageerto ee Angalina (+sawiro)

  1. rudwaandxt Reply

    December 4, 2017 at 12:58 pm

    maxay u eekaan iyadaaba bisad u eege

  2. maxamed cilow Reply

    December 4, 2017 at 1:20 pm

    caadi mahan layaab wax walbo waa arkeysaa intaa noshahay

  3. sunil Reply

    December 4, 2017 at 3:20 pm

    War wuxu foolxumaa subxnalah 😨😨😨😨😨

  4. kkkkkkkkkkkkk Reply

    December 4, 2017 at 4:06 pm

    anna teydi hala soo sheego in shahshi kapoor dhintay in aaan aniga idin soo gaarsiiyay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Ali Aadan Reply

      December 4, 2017 at 4:08 pm

      waad mahadsantahay walal waan soo daabacnay waana aragnay inkastoo inta aadan inoo soo shegin aan aragnay hadana waad kumahadsantahay

  5. Mohamed ali bin ali Reply

    December 4, 2017 at 11:11 pm

    Kkkkkkkkkk
    Maiska dhaaftoo

Leave a Reply to kkkkkkkkkkkkk Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *