Waxay qaliin u martay in ay u ekaato aktarada taageerto ee Angalina (+sawiro)

Sahar Tabar, 22 jir ah, ku dhalatay magaalada Tehran, dalka Iran, ayaa doonaysay in ay muqaal ahaan wajigeda uu u ekaado actarada caanka Hollywodka kaso jeeda dalka Mareekanka Angelina Jolie.

Gabadaan dhalinyarada reer Iraan ayaa waxaa sida ay wariyeen warbaahinta dalka belguim waxay martay kontan qaalin si ay ugu ekaato gabadha taageero u tahay ee Angelia.

Gabdhaan reer Iraan ayaa waxay caan ka noqotay facebook iyo intasgram waxay heshay dhiirigelin badan iyo inkasto kuwa kale ku dhaleeceeyeen muqaalkeda.

Gabagabadii, gabadhaan reer Iraan sida ay rajeyneysay ma uusan noqon muqalkeda, balse waxay sheeegtay in aysan marna ka quusan doonin hamigeeda oo ay dooneyso mar un in ay u muuqaal ekaato gabadha ay taagerto ee Angelina.

Qoraalkaan Waxaa Soo Turjumay Sidoo Kalena Filimside Soo Gaarsiiyay Aqriste Abukar Mohamed

6 Comments

  1. anna teydi hala soo sheego in shahshi kapoor dhintay in aaan aniga idin soo gaarsiiyay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • waad mahadsantahay walal waan soo daabacnay waana aragnay inkastoo inta aadan inoo soo shegin aan aragnay hadana waad kumahadsantahay

Comments are closed.