Varun Dhawan iyo Sara Ali Khan ayaa dhamaantood qarka u saaran inlaguwada arko shaashada markii ugu horreysay waxaana labadaan xidig isku keenay David Dhawan oo leh labada qryb ee ‘Coolie No 1’ kaasoo soobaxay filim ‘1995’

Govinda iyo Karisma Kapoor, ayaa horay ugu farayareestay filmkaan madadaalada leh daawadayaasha aad ayey ugu faraxsan yihiin inay arkaan Varun iyo Sara oo halmeel kasoo wada muuqda.

Dhanka kale, warbaahinta bulshada ayaa waxaa ka curtay hambalyo ku aadan filim sameeyaha David Dhawan, kaasoo maanta jirsanaya 65sano.. In kasta oo taageerayaashu u dabaaldegayaan maalinta dhalashada filim sameeyaha iyagoo la wadaagaya farriimaha dhalashada quruxda badan ee warbaahinta bulshada,

. Dhanka kale, Varun iyo Sara ” Coolie No 1 ” oo loo haystay inay ku sii daaynayaan tiyaatarada bishii May ayaa dib loo dhigay sababtuna waa masiibada socota.Ee Covid 19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here