Home » Box Office » Week 3 Update: Vidya Balan Filimkeeda Tumhari Sulu Wuu Guuleestay

Week 3 Update: Vidya Balan Filimkeeda Tumhari Sulu Wuu Guuleestay

Vidya Balan filimkeeda Tumhari Sulu wuxuu ku guda jiraa tobaadkiisa seddaxaad waana mashruuc guuleestay oo Average ah maadaama u si weyn isku celiyay ganacsi wacan sameeyay todabaadkiisa sedaxaad .

Filimka Tumhari Sulu haatan rajadiisa sidii hore wey dhaanta maadaama hori rajo laga qabay inuu cimri ahaantiisa keeni doono 30 crore laakiin haatan wuxuu ganacsigiisa ku istaagi doona 32 ilaa 33 crore.

Fadlan hoos kaga bogo Tumhari Sulu ganacsiga uu sameeyay oo ay shabakada Boxoffice India soo daabacday:

Todobaadka kowaad – 18.13 Crore

Todobaadka labaad- 9.01 Crore

Jimco sedaxaad – 60 Lakh

Sabti Sedaxaad – 90 Lakh

Wadarta Guud – 28.64 crore (Trade Figure)

Dhinaca kale filimka Hollywood-ka ah Justice League ayaa gudaha Hindiya Average ka noqday wuxuuna cimri ahaantiisa gudaha Hindiya ka keeni doona 38 ilaa 39 crore.

Fadlan hoos kaga bogo Justice League lacagaha uu ka keenay gudaha Hindiya sida shabakada Boxoffice India soo daabacday:

Todobaadka kowaad – 25.08 Crore

Todobaadka labaad- 9.18 Crore

Jimco sedaxaad – 60 Lakh

Sabti Sedaxaad – 80 Lakh

Wadarta Guud – 35.66 crore (Trade Figure)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *