Mithun Chakraborty wiilkiisa mimoh ayaa bilowga sanadkii hore waxa uu guur-sanayay atariishada reer koonfur hindiya ee lagu magacaabo madalsa sharma iyagoo isku guursadayn dhaqanka hinduuga

iyadoo arooskan uu ka dhacay hotelka uu leeyahay Mithun Chakraborty ee ku yaala magaalada Ooty iyadoo lasoo helay sawiro gudaha arooska laga soo qaaday kuwaaso si weyn baraha bulshada looga hadal-haayo

waxaana sawiradaas ay ka mid yihiin sawirka mithun kaaso ah muuqaalkiisa dhabta ah kaaso loo moodo qof ka weyn da’da hadda uu jiro aktarkan Mithun hadda waxa uu jira 66 sano

laakiin sawirka waxa uu muuqaalkiisa yahay mid wajiga ku leh duuduub badan oo maqaarka ah iyadoo sawirada lasoo qaaday xilli mithun Chakraborty uusan marsanayn make-up iyadoo

sidoo kale sawirka ay kasoo muuqdayn wiilkiisa iyo xaaskiisa iyo wiilkiisa kale ee lagu magacaabo rimoh iyo gabadhiisa dishani mithun waxa uu sameynta aflaamta bilaabay sanadkii 1976 isagoo sameeyay filim lagu magacaabo mrigaaya isagoo filimkaas u suurta-galiyay inuu ku guuleysto aktarka ugu fiican ee  abaal-marinta national award magaciisa dhabta ah waa gourang Chakraborty

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here