Home » . » WHAT! Akshay Kumar Filimkiisa Kesari Waxaa Action-kiis Sameyn Doona Lawrence Woodward! Waa Kuma

WHAT! Akshay Kumar Filimkiisa Kesari Waxaa Action-kiis Sameyn Doona Lawrence Woodward! Waa Kuma

Super Star Akshay Kumar iyo filim sameeye Karan Johar Waxay la imaan doonan filimka Kesari oo looga hadlaayo dagaalka taariikhiga ah ee lagu magac daray Battle of Saragarhi.

Filimka Kesari waxaa maal gilinaayo Karan johar shirkadiisa Dharma Productions, halka director uu ka yahay filim sameeyaha Punjab-ka ah Anurag Singh.

Haddaba waxaa maanta shaaca laga qaaday in action-ka filimka Kesari sameyn doona ama diyaarin doona Lawrence Woodward oo hollywood-ka caan ka ah.

Lawrence Woodward wuxuu hori i diyaariyay action-mada filimada Mad Max: Fury Road iyo Moulin Rouge waxaana haatan uu diyaar u yahay inuu bollywood-ka kasoo muuqdo.

Lawrence Woodward waxay wada kulmeen dhamaan kooxda filimka Kesari ka shaqeyn doonto bil ka hor mar Mumbai joogay wuxuuna soo laaban doona bartamaha december asigoo diyaarin doona ficilada filimka kesari.

Kesari waxaa atariisho ka ah Parineeta chopra waxaana qorsheeyay in la daawado March 10 (Feestada Holi) 2019.

One Response to WHAT! Akshay Kumar Filimkiisa Kesari Waxaa Action-kiis Sameyn Doona Lawrence Woodward! Waa Kuma

  1. m.Guursade Reply

    November 30, 2017 at 11:58 pm

    zxpow filimka mad max cadi maha waa filim aan ka helay marwalba wn dawada laptopka ayuu iguu jira ee hdad granaysaan natiijadiisa ii sheega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *