Quruxleyda qarnigaan Aishwarya Rai nolosheeda fadeexadooyin badan ayaa soo mareen waayihii ay Bollywoodka hogaamineysay ceebtii ama xantii ugi darneed waxay ahed in lagu xantay ninka hader sodogeeda ah ee Amitabh Bachchan.

Maxaa Kajira Sheekadan Xaqiiqse Ma Tahay: Maya xaqiiq ma ahan oo xaqiiq waxaa noqdo wax cadeyn rasmi ah loo hayo balse xiriirkan waa xan iyo saxaafada war ay abuurteen in badana qiyaasteen waxayna u daliishadeen waaqici waqtigaa taagnaa iyo waxa ay indhahooda ku arkeen oo ay run u maleyeen.

Intii udhaxeysay 2007 ilaa 2012 Aishwarya Rai waxaa daba taagneed sheeka ah sodogeeda ayee xiriir hoose la leedahay si qarsoodi ahna waqti ula qaadan jirtay mararka qaarna dadka hortoodo ayeeba isku ilaawi jireen waa sida ay qoreen qaar kamid ah saxaafada India.

Sanadkii 2007 ayee is guursadeen Abhishek iyo Aishwarya balse kahor Amitabachchan ayaa ka helay atiriishadan ayaa la sheegay maadama uusan isaga guursan karin macquulna ahen waxuu u guuriyay wiilkiisa Abhishek sidaas ee tahay waxaa la sheegay Aish fagtii hore inee isku dul waday ama isku shukaamin jirtay wiil iyo aabihiis.

Big B da’ahaan wuu dhali karaa Aishwarya xiriirkana waligood kama aysan hadlin qoyskan oo waaba wax afka soo qaban karin sida dhabta ahna Aish hader waxay Amit ugu yeertaa “Aabo.”

Walaal xayeysiimaha Web-ka mid kamid ah kudhufo hadii aad awoodo abaal ayaan kaaga heynaa Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here