Wixii ay hawada martaba ugu dambeyn Aishwarya Rai oo labis foolxumada kabadatay ku tagtay Paris iyo dhaleeceyntii ay la kulantay. Sawiro.

0
2444

Atariishada Aishwariya Rai ayaa labis qaab daro ah ku tagtay magaalada Fashionka ee Paris halkaas oo ay kaga qeyb galeysay bandhig Fashion ah.

Aish oo kusoo labisatay labiska aad hoosta ka arki doontaan ayaa waxay dhaleeceyn xoogan kala kulantay dadka Fashionka ka faalooda waxaana lagula taliyay in dhar naqashadeeyaheeda iska ceyriso marba hadii labiskaan Paris ku tag yiri;

Hadaba akhristow adigaba indhahaaga ku arag labiska Aish ay Paris la tagtay kadibna qiimeyn ku sameey;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here