Wow; Cagatay Ulusoy oo ku guuleystay abaal marinta jilaagii ugu fiicnaa bariga dhexe 2019kii. Sawiro.

0
488

Jilaaga reer turki ee Cagatay Ulusoy ayay xalay habeen taariikhi u aheyd kadib markii uu ku guuleystay bilada GQ award atooraha ugu fiican bariga dhexe sanadkaan 2019ka.

GQ awards oo laga soo gaabiyay Gentlemen Quarterly award ayaa bixinteeda la bilaabay sanadkii 1996dii waana abaal marin caalami ah.

Hadaba jilaagaan ayaa abaal marintaan ku kasbaday doorkiisa taxanaha The Protector doorkiisa Hakan waana taxane aan TVyada laga sii deynin balse shirkada Neftlex toos Internetka usoo galiso.

Image may contain: 1 person, smiling, sitting, shoes and indoor
Image may contain: 1 person, smiling, standing
Image may contain: 2 people
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here