Home » Nolosha Jilaayaasha » Wow Sawiro: Suldaan Mahesh Babu Oo Mumbai Imaaday Iyo Waliba Xaaskisa Namrata Shirodkar!!

Wow Sawiro: Suldaan Mahesh Babu Oo Mumbai Imaaday Iyo Waliba Xaaskisa Namrata Shirodkar!!

Waxaa farxad weyn u ah taagerayaasha Mahesh Babu ee kusugan Mumbai maadama Mahesh maant kasoo degtay Airport-ga Mumabi.

horey waxaan u aragnay Rajnikanth iyo Prabhas oo sanadkaan Mumabi yimaaden markaana waa Mahesh oo jawi degen kujiro oo soo booqanaya Mumbai.

Rajnikath ayaa bilawgii sanadkaan Mumbau u imaaday si uu ugu duubo filmkiisa Kaala halka Prabhas uu u yimid Mumbai si uu oga qeyb qaato dabaal daga guusha filmkiisa Baahubali 2 kaaso Karan uu kucasuumay xaflad.

Hadaba waxaa maanta sawiro laga sooqabtay Mahesh iyo xaaskiisa Namrata maadama Namrata soo booqaneysa waalidiinteeda oo Mumbai degen sidaan uu seygeeda usoo raacay.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada Mahesh Iyo Namrata:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *