Wuxuu faafiyay muuqaalo uu ka duubay balse waxay ka jartay xubintiisa taranka waxaana lagu xukumay…

1
7195

Naag u dhalatay wadanka Arjentin ayaa lagu xukumay 13 sano oo xarig ah kadib markii lagu soo eedeeyay iney goysay dakarka ninkeeda kaasoo iyadana horay uga careysiiyay kadib markuu saaxiibadii la wadaagay muuqaalo qaawanaan oo labadooda ah.

Ninka ayaa muuqaalo uu ka duubay naagtaan la wadaagay saaxiibadiisa taasoona keentay in naagta aad uga carooto falka uu ku kacay ninkeeda waxayna sameysay arin lama filaan ah.

Naagta ayaa ninka xili habeen ah usoo qaadatay maqas afbadan waxayna qeybo badan ka goysay geedkiisa kadibna xabsiga ayaa loo taxaabay.

Maxkamada ayaa naagtaan ku xukuntay 13 sano oo xabsi ah kadib markii lagu eedeeyay isku day dil iyo iney gosyay xubinta taranka ninkeeda.

Hadaba akhristow falka ay naagtaan ku kacday sidee u aragtaa?

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here