Akkin Akinozu waa jilaa turkiga kasoo jeeda oo dunida caan ka noqday maanta waxuu ku caan baxay taxanihiisa Hercai iyo doorkiisa Miiraan Aslanbey waana hogaamiyaha taxanahan xiisaha leh.

Hadaba macluumaad kusaabsan jilaagan hoos kaga bogo sida hantidiisa, diintiisa iyo gabadhuu xiriirka jaceyl la leeyahayba.

Qodobka 1-aad: wuxuu dhashtauy 1 Janaayo 1990 waa 29 jir wali aan guursanin calafkiisa ayaa wax kadhiman dabcan naanees ahaan waxaa loogu yeeraa waqtigaan Miiraan.

Qodobka 2-aad: 2014 ayuu bilaaway sameeynta taxanayaasha turkiga ama guud ahaan fanka turkiga oodhan taxanaha Hercai ayuu ku caan baxay hada kadib waxuu noqon doonaa atoorayaasha loogu doonis badan yahay gudaha Istanbul.

Qodobka 3-aad: Ankara ayuu kudhashtay kuna bar baaray balse hader waxuu dagan yahay Istanbul halkaas ayuuna ka shaqeystaa magaciisa dhabta ahna waa Akin Akinozu.

Qodobka 4-aad: Waa muslim heesta diinta islaamka inta badan jilayaasha turkiga waa kuwa sheegtaan muslimnimo sababto ah dalka turkiga muslimiin ayaa ubadan inkastoo lagu kala duwan yahay kudhaqanka diinta islaamka.

Qodobka 5-aad: Wuxuu xiriir la leeyahay gabadha lagu magacaawo Sandra Pestemaiciyan haderna wey isla socdaan sido kale hantidiisa waxaa lagu sheegay $1.5 Million dollarka mareykanka ah si weyn ayuuna sare ugu kacay hader.

Dhamaad..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here