Home » Arimaha Bulshada » WWE: Bobby Lashley wuu soo laabtay wuxuuna weeraray Elias

WWE: Bobby Lashley wuu soo laabtay wuxuuna weeraray Elias

Warbixintaan Waxaa Soo Diyaariyay Jabril Abdikadir Farah

Waa dhacdo kulul ay arkayn taageeraayaasha WWE weliba si toos ah.

Lashley waxa uu sameeyay soo laabasho cajiib iyadoo lagu yaqaano cajiibyada RAW ka dib wreatlemania isagoo Elias ku dhuftay massive suplex.

Wax kale maysan ka dhicin laakiin waxa bandhiga uu ahaay mid holac ah wuxuna Lashley sheegay “Bobby wuus soo laabtay laakiin cid inay maqasho uma haboona”

W/D: Jabril Abdikadir Farah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *