Home » Arimaha Bulshada » Wwe Filimside Quizzes

Wwe Filimside Quizzes

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Bilaabi Doona Barnaamij La Magac Baxay Wwe Quizzes Oo aan Akhristayaasheena Ku Weydiin Doono Su’aalo Ku Saabsan Wwe Ama Musaaracada Iyadoo Aan Xusi-Doono Guuleystayaasha. Iyadoo Khamiiss Walba Ay Ka Dhigan Doono Laga Bilaabo 4:30 Galabnimo Xilliga Geeska Africa Ilaa 9 Habeennimo Xilliga geeska Africa. Barnaamijkan Su’aalaha Waxa Isugu Jiri Doonan Kuwii- HoreĀ  Iyo Kuwa-Cusub
Su’aalaha Waxa Uu Ahaan-Doona 3 Su’aal Kaliya . Halka Su’aal Waxay U Taagan Tahay 3 Dhibic.

1. brock lesnar waxa uu bandhiga crown jewel ku ciyaari doona wadanka saudia arabia haddabe immisa ciyaar ayuu kusoo ciyaaray dalkaas?

2. bandhigii raw markuu dean ambrose weeraray saaxiibkiisa seth rollins waa ay bur-burtay the sheild haddabe immisa jeer ayay thesheild bur-burtay?

3. waa kuma xidiga ugu badan ee ku guuleystay suunka united state championship?

4. randy orton immisa jeer ayuu ku guuleystay royal rumble?

5. sanadkii 2015 bandhigii royal rumble xidigahee ciyaarayn main even-tiga ?

F-G – Haddii Su’aalaha Ay Ku Adkaadan Akhristayaasha Waxaa Diyaar U Ah inuu Ka Haqabtiro Filimside Haddabe Waa Wax walba Waa Isku Day

Nasiib Wacan

5 Responses to Wwe Filimside Quizzes

  1. Zakarie Ahmed

    October 25, 2018 at 11:41 pm

    1= waxa uu ku ciyaray saudi hal mar
    2= the shield waxey burburen 2 mar
    3= waxa ugu badn waa Rick flair 6jeer
    4= waxa uu kuguuleestay 14 jeer
    5= waxa ku baxay Brock lesner

  2. Jaabir hassan

    October 26, 2018 at 6:36 am

    1-Brock lesnar wuxuu aaday halmar waana bandhigii greatest royal rumble
    2-waa 2 jeer
    3-ninka ugu badan waa Rick Flair
    4-wuxuu Ku guuleystay 2 jeer 2009&2017
    5-waxaa wada ciyaaray John cena, Brock lesnar and Seth Rollins

  3. zakaria adem

    October 26, 2018 at 9:33 am

    1-Brock lesnar wuxuu aaday halmar waana bandhigii greatest royal rumble
    2-waa 2 jeer
    3-ninka ugu badan waa Rick Flair
    4-wuxuu Ku guuleystay 2 jeer 2009&2017
    5-waxaa wada ciyaaray John cena, Brock lesnar and Seth Rollins

  4. Ahmed cibar

    October 26, 2018 at 9:46 am

    1 hal jeer
    2 markan ayaa ku labo ah
    3 john cena bret hardy min 5 united state
    4 2 mar ayuu qaday royal rumble 2009 iyo 2017
    5 royal rumble ayaa main event aheyd

  5. Ahmed cibar

    October 26, 2018 at 2:51 pm

    3 ric flair 6 time united state champion