Wwe Filimside Quizzes


Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan. Maalin Walba Oo Khamiis Ah Waxaa Inooga Baratayn Barnaamijkan Su’aalaha Filimside Oo Ku Saabsan Wwe Ama Musaaracada Iyadoo Aan Idin Weydiino Ka Dibna Aan Shaacino Habeenka Jimcada 8 habeennimo Xilliga Geeska Afrika Iyadoo Aan Xusi-Doono Guuleystayaasha. Waxan Soo Qaadan-Doona Su’aalaha Kuwa Hadda Ah Iyo Kuwii-Hore Iyadoo Khamiis Walba Uu Soo Gali-Doono Inshallah 3 Galabnimo Xilliga Geeska Africa Su’aalaha Waxa Uu Ahaan Doona 3 Su’aal Kaliya Halka Su’aal Waxay U Taagan Tahay 3 Dhibcood  Iyadoo Su’aalahayna Aan Ku Salayno Bandhigyada La Ciyaari-Doono .

1. Team Hell No Ka Dib Markii Ay Midoobeen Iyaga Waxaa Lagu Xasuusta Inay Yihiin Raga Ugu Horeesay Ee Ka Guuleystay  Team Ka The Sheild Markii Ugu Horeesay Ciyaar 6 Man Tag Team Haddabe Team Hell No Xidigee Habeenkas La Team Ahaa Oo Guusha Ka Gaareen The Sheild?

2. Roman Reings Iyo Brock Lesnar Waa Xidigo Si Fiican Isu Yaqaana Sababo Too Ah Waxay Is Wajaheen Dhawr Jeer Laakiin Xidige Ayaa  Guuleystay Tirada Ay Ciyaareyn?

3. Dean Ambrose Iyo Triple H Weligood Ma Ciyaareyn Hadde Ciyaareyn Bandhigee Ayay Ciyaarayn Magaciisa Guushana Kumaa Qaaday?

F-G – Haddii Su’aalaha Ay Ku Adkaadan Akhristayaasha Waxaa Diyaar U Ah inuu Ka Haqabtiro Filimside Haddabe Waa Wax walba Waa IskuDay Nasiib Wacan

2 Comments

  1. 1. randy orton
    2. 5 jeer brock ayaa 3 badiyay ( 3 kulan waa lagula jiray kaligooda ma aheyn wexey si nadiif u ciyaren 2 jeer, wrestlemania 34 iyo steel cage match, wrestlemania 31 rollins aya ka dhex qaaday, kulan kalana ambrose aya kula jiray, kulanka sadexaadna samoa joe iyo strowman aya kula jirey.
    3. haa, wexey wada ciyaren bandhiga roadblock 2016, suunka world heavyweight champion.

  2. 1: team hell no shaqsiga saddexda ku aha waxa uu ahaa randy orton
    2:brock lesnar ayaa waxa uu badiyay 5 jeer, kulanna waxay la cayaareen samoa joe vs the monester bandhiguna wuxuu ahaa summer slam waxana ku guulaystay brock lesnar,kulan kalana waxa kula jiray oo money in the bank dhigtay seth rollins oo ka guulaystay labadaba , kulanka kalana waxa kula jiray dean ambrose oo waxay wada ciyaareen bandhigga fastline 2016 waxaaana ku guulaystay
    3:waxay wada ciyaareen bandhigga roadblock 2016, waliba suunka world heavyweight champion
    mahadsanidin flimside

Comments are closed.