Home » . » WWE: Jinder mahal oo mar kale noqday Champion (+sawiro)

WWE: Jinder mahal oo mar kale noqday Champion (+sawiro)

Warbixintaan Waxaa Soo Diyaariyay Jabril Abdikadir Farah

Jinder ayaa xalay ku guuleystay suunka United State Champion ka dib ciyaar ahayd Fatal Four Way oo u la ciyaaray Bobby roode , Rusev iyo ninka haystay suunka Randy Orton.

Sidii lagu yaqiiinay Jinder aya ku badiyay qish isagoo caawiyay ninka u ah bodyguard Sunil Singh.

Ka dib markii Randy Orton iyo Bobby roode ay ku maqnaayeen banaanka ringaha ayaa waxaa caawiyay Sunil oo ka boojeeyay refereega ama garsooraha kana ka tirsaday Rusev isagoo noqday united state championship.

W/D: Jabril Abdikadir Farah