NCB waxay soo qabatayn cunto kariyihii Sushant Dipesh Sawant ..Maamulaha guriga Sushant Singh Rajput Samuel Miranda, oo ay xireen laanta mukhaadaraadka habeenkii jimcaha, ayaa lagu soo waramayaa inuu qirtay marijuana u diyaarinaayey jilaaga geeriyooday mudo ku dhow 7 bilood isagoo u sii maraya saaxiibadiis Rhea walaalkeyd Showik.



Fiidnimadii Sabtida, NCB waxay sxireen Sushant cunto kariyihiisi Deepesh Sawant iyadoo lagu eedeeyay inuu daroogo ugu daray cuntada. Sawant waxaa la soo saari doonaa maxkamadda maanta. Dhanka kale, Rhea, Rajput saaxiibtiis, waxaa loogayeeray Xarunta dambi baarista. walow ee dalbatay Xarig kahor intaana lawareesan “Waxaan dooneynaa inaan kula kulanno Rhea horteeda Showik iyo Samuel si aan u ogaano inay door ku leedahay arinta Sushant ee daroogada lagusiiyay,” ayuu yiri sarkaal.

Showik iyo Samuel waxaa lagu sii hayn doonaa xabsiga NCB ilaa Sebtember 9. Hadal uu soo saaray, Rhea aabaheyd Indrajit Chakraborty wuxuu ku yiri, “Hambalyo Hindiya, waad xirteyn wiilkeyga, waan hubaa in safka xigaa ay tahay gabadheyda, mana garanayo cidda xigta . Sida muuqata qoyskeyga waaladumiyay balse cadaalada ayaan sugi doonaa.

Xaalada maanta wee cakirantahay waliba kiiska wuu bislaaday xabsiga ayaana lisku xaaqooyaa wixii kusoo kordha arimaha maxkamada halkaan kalasoco

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here