Xagee ayuu marayaa ganacsiga filimka Panga oo maalintiisii 11aad tiyaatarka saaran?

0
397

Filimka Panga waxaa hogaamiye ka ah atariishada muranka badan ee Kangana balse mudo todobaad ayuuba flop ku noqday filimkaan.

Kangana filimkeeda ayaa todobaadkii koowaad keenay 16.50 crore balse todobaadkiisa labaad ayuu hoos usii dhacay wuxuuna 3diisa maalin ugu horeyso keenay kaliya 4 crore lacag kayar.

Filimka Panga haatan ganacsigiisa guud wuxuu marayaa 20.35 crore waxayna u muuqataa in ay ku adkaan doonto in cimri ahaantiisa haatan gaaro 25 crore.

Halkaan hoose kaga bogo filimka Panga iyo mudo 10 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Week1; 16.50 crore.

Jimce; 75 lakh.

Sabti; 1.35 crore

Axad; 1.75 crore.

Wadarta guud; 20.35 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here