Xagee kala socon kartaa taxanaha Mucize Doktor filimside ayaa kaaga jawaabeyso.

0
923

Waxaan dhawaan idinla wadaagnay qoraal yar oo aan barteena Facebooga soo dhignay anagoo kaga hadalnay faa’iidada uu taxanahaan u leeyahay dadka barta caafimaadka.

Taxanahaan ayaa ah taxanaha ilaa iyo haatan loogu daawasho badanyahay waxaadna hadii aad rabto inaad la socoto ood daawato kala socon kartaa kanaalka FOX ee turkiga.

Taxanahaan ayaa soo galo habeenkasta oo jimcve ah maalin khamiis sii baxeyso yacni xalay oo kale waxaadna asigoo Turkish ah ka daawan kartaa Youtubeka.

Balse hadaad rabto asoo carabi ah toos u booqo shabakada 3sk.tv halkaas ayaadna kala socon kartaa asigoo haatan maraayo xalqadiisii 10aad oo xalay soo dagtay.

Taxanahaan asigoo soomaali ah lama helaay balse hadii ay dhacdo waan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here