Alia bhatt iyo Ranbir Kapoor waa labo lamaane ee abuuray hadal-haynta ugu weyn gudaha bollywoodka iyagoo maalin walba warbixinadooda ay ku qoran yihiin majalad walba iyagana waa mid ay saxaafada iyo dadka kale ay u Muujinayaan xariirkooda jaceyl

iyadoo atirishada alia bhatt ayaa waxa ay mar hore san-baatiyo ka diyaarsatay qoyska ranbir kapoor iyadoo xilli atariishadan ay  aad ugu dhawaaneysa qoyska Ranbiir Kapoor durbana waxay kalsooni ka kasbatay Ranbir hooyadis iyo aabihiis si qaas ah Neetu Kapoor ayee saaxiibo isku dhow noqdeen.

hadda waxaa soo baxay war xiiso badan taaso laga soo xigtay majalada india today labadan lamaane ayaa waxaa hore loo hadal-hayay inay is-guursan doonan sanadkan 2019 sida laga xaqiijiyay dadka qof aad ugu dhow labadan kuwaaso shaagayn ka dib filimka brahmastara inuu dhici doono faraanti geliska  alia bhatt iyo ranbir kapoor

waxaana soo dhamaan doona wararkii xanta ahaa ee maalin walba laga qori jiray labadan lamaane iyagoo hore usii raaci doonan baskii ay saaran yihiin shaqsiyaadka kala ah anushka sharma kohli, sonam kapoor, deepika padukone iyo ranveer singh iyo nick jones iyo priyanka chopra kuwaaso ugu dambayn ka baxayn doob-nimada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here