Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waxuu kamid yahay jilayaasha ugu caansan aduunka waqtigaan isago ah atooraha India ugu caansan waana shaqsi maqaamkii ugu saressay fanka hinidya ka gaaray.

shah rukh khan ayaa sanadahan waxa uu luminaya magacii super star iyo taageerayaasiiaa daacada u ahaa maadaama aktarkan uu go’aansaday inuu xooga saaro qosykiisa

isagoo jecel in waqtigiisa ugu badan inuu la qaato xaaskiisa gauri khan maadama uu aad u jecel yahay sidoo kale srk aya hadda doonaya inuu waqti siiyo labadiisa caruur ee kala ah suhana khan iyo aryan khan kuwaaso doonayaan inay dhawaan kusoo biiraan bollywoodka

ka dib filimka Zero Shah Rukh Khan waxaa u qorsheesana inuu duubis ku bilaabi doono duubista filimka salute laakiin aktarkan ayaa go’aan ku gaaray inuu ka nasto filimka Jilista isagoona qaatay fasax gaaban isagoona ay sameesay fashilka filimka Zero

Laakiin hadda waxaa soo baxay war ay soo daabacday majalada Bollywood Hungama iyadoo shaacisay in aktarka Shah Rukh Khan inuu saxiixday filimka Salute kaaso looga hadlaayo nolosha rakesh sharma

ka dib markii soo saarah filimkan ninka lagu magacaabo Anjum Rajabali  uu xaqiijiyay inuu mashruucan loo dhiibo doono Srk sidoo kalena ay ku guul-daraystayn inay la saxiixdaan aktarka Amir Khan

sidoo kale wararka xanta waxa ay ku darayaan in Shah Rukh Khan filimkan ku wehlin doonto atariishada filimka Dangal Fatima Sana waxaana mashruucan duubis lagu bilaabi doona bartamaha sanadkan 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here