Xaqiiqooyin U Gaar Ah Akshay Kumar Filmka Ficilada Halista Nafsadiisa Qatar Ugu Galiyay Ee Khiladi 420!!

Filimka Khiladi 420 waxaa la daawaday maanta oo kale 29 Dec sanadkii 2000 waana filim burburay oo Disaster noqday dhanka Box-officeka marka loo fiiriyo.

Hogaamiyasha Filimkaan Disasterka Noqday Balse Ficilada Halista Ah Laguso Bandhigay: Akshay kumar Oo Laba Waji Kumatalaayo, Mahima Chaudhray Iyo Gulshan Grover.

Director: Neeraj Vora.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Khiladi 420:

Xaqiiqada  1aad: Filimkaan markii hore waxaa loo bixiyay magaca Khiladi Mere Naam (Khiladi waa magaceyga), balse markii dambe dadka filimkaan iska leh wey bedeleen waxayn u bixiyeen Khiladi 420.

Xaqiiqada  2aad: Atariishadii Filimkii Hero Hindustani ee la oran jiray Namrata Shirodkar ayaa filimkaan markii hore saxiixatay balse markii dambe wey isaga baxday xidigtaan mashruucan lamina garanaayo sababta.

Xaqiiqada  3aad: Akshay Kumar waa filimkiisa labaad filimkaan oo uu door laadarnimo dhinac oga jilo maadama kahor filimkaan uu door laadarnimo ah kaga soo muuqday filimkii Aflaaton.

Sido kale waa filimkiisa sedexaad oo uu door laba waji ah kumatalo maadama hore uu usameyy Aflaaton iyo Jai Kishan labaduna  uu door laba waji ku matalay.

Xaqiiqada  4aad: Guud Ahaan Akshay kuma ficiladiisa halista ah ee uu kusoo bandhigay filimkaan waa kuwa xaqiiqo ahaan uu usameyay sido kalena asiga ayaa sameyay cidna uma sameynin.

Xaqiiqada  5aad: Kumar waa Khiladi gii 7aad ee uu sameyo maadama uu filimkaan kahor sameyay lix Khiladi.

Xaqiiqada 6aad: Super Star Akshay Kumar 2 waji ayuu ku jilayaa filmkaan waana mid kamid ah aflaamta uu 2 waji kujilay xidigaan.

Xaqiiqada 7aad: Waa filmkii ugu horeyay oo ay wada sameyaan Akshay Kumar iyo Mahima  Chaudhray.

 

Dhamaad………

2 Comments

Comments are closed.