Home » Wararka Maanta » Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Dareenka Isku Soodhowaansha Kabuuxa Ee Hate Story 3!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Dareenka Isku Soodhowaansha Kabuuxa Ee Hate Story 3!!

Hate Story 3 wuxuu kamid yahay taxanaha Bollywoodka sameyaan kuwaas oo guul gaaraan, filmkaan ayaa ah film dareen isku soo dhowaansho saaid ah dhamaan taxanaha filmkaana sidaas yihiin.

Waxaa hogaamiyaal ka aha filmkaan Karan Singh Grover, Sharman Joshi iyo Zareen Khan halka uu Director ka yahay Vishal Pandya ugu dambeyn maalgaliyaha filmkaan waa Bhusan Kumar.

Dhanka Box-officeka filmkaan wuxuu ka noqday Hit dhamestiran wuxuuna kunoqday dhalinta India oo taxanahan aad u daawadan maadama dareen iskusoo dhowaansho ah leeyahay.

Fadlan halkaan Hoose Kaga Bogo Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmkaan Oo Maanta Ookale La Daawaday 2015:

Xaqiiqada 1aad: Waa filmka uu kusoo laabtay atooraha Priyanshu kaaso mudo shaashada ka maqnaa hadaa xasuusato wuxu kujiraa atoorahan filmkii Dil Ka Rishta oo asiga iyo Arjun Rampal Aishwarya kadhaxeyso.

Xaqiiqada 2aad: Qeybta koowad ee taxanahan ma aheyn in diirada la saaro haweyney kali ah taaso xaqeeda soo dhacsaneysa kana aar gudaneysa dadkii khaladka ka galay.

Xaqiiqada 3aad: Atiriishada Daisy Shah ayaa wareysi ku sheegtay in filmkan lala saxiixday ayadoo shaqo la’aan ah kadib filmka Jai Ho wixii kadambeyay ee ay baagamuundo ahed.

Xaqiiqada 4aad: Kadib marka uu guuleystay Hate Story 2 Vishan Pandya oo ah Directorka filmkaan ayaa heshis adag la galay maalgaliye Bhushan Kumar kadib marka uu la saxiixday sedex film mid waa kan halka labada kale ay yihiin Hate Story 4 iyo Wajah Tum Ho.

Xaqiiqada 5aad: Waa qeybtii labaad ee uu Filmsamey Vishan Director ka noqdo filmkaan taxanihiisa.

 

Dhamaad……

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *