Home » Wararka Maanta » Xaqiiqooyin U Gaar Ah Govinda Iyo Rani Mukerji Filmkoda Hadh Kar Di Aapne (+Video)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Govinda Iyo Rani Mukerji Filmkoda Hadh Kar Di Aapne (+Video)

Hadh Kar Di Aapne waa film shactiro oo ay ku midoweyna jilayaasha kala ah Govinda, Rani Mukerji, Johnny Lever, Paresh Rawal iyo kuwa kale.

Mashruucan waxaa la daawaday maanta oo kale 14 April sanadii 2000 waana film guulestay oo uu Director ka ahaa Manoj Agrawal.

Halkaan Kaga Bogo Xaqiiqada Filmkaan Laga Diiwangaliyay:

Xaqiiqada 1aad:  Govinda wiil uu abti u yahay kaaso lagu magacaabo Ishendra ayaa filmkaan kusoo caan bixi lahaa maadama uu atoore inuu noqdo rabay balse waa laga saaray wiilkan mashruucan sababo qarsoon waxuuna goaan ku gaaray wiilkas in uusan waligiis atoore noqonin.

Xaqiiqada 2aad: Mahima Chaudhary ayaa saxiixatay doorka Rani Mukerji ee filmkaan balse wey isaga baxday mashruucan marki dambe waxaana lagu bedelay Rani.

Xaqiiqada 3aad: Filmkaan waxaad ku dhex maqleesa heesaga caanka ah ee Khaled heeskisa Didi xili Govinda shactirenayo.

Xaqiiqada 4aad: Doorka Rani ee filmkaan ku jileyso waa Anjali Khanna sido kale filmka Kuch Kuch Hota Hai Rani gabadheda waxaa lagu magacaab Anjali Khanna.

Xaqiiqada 5aad: Filmkaan daawadayaasha wey soo dhaweyeen bandhiga Govinda waa lala dhacay balse guul dhex dhexaad ah ayuu gaaray isagoo noqday Average.

Xaqiiqada 6aad: Heesaha mashruucan waxay noqdeen kuwa gadmeen xiligooda aadna loola dhacay waxaana music-yada heesaha u garaacaya Anand Raj Anand.

Halkaan Ka Daawo Heesaha Filmkaan Ugu Caansan:

Dhamaad….

One Response to Xaqiiqooyin U Gaar Ah Govinda Iyo Rani Mukerji Filmkoda Hadh Kar Di Aapne (+Video)

  1. Mohammad Reply

    April 14, 2018 at 10:38 pm

    Zxp Ali adan Actorka Jr NTR Mashruuc Ma udiyaarsana miyaa sanadka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *