Home » XAQIIQOOYINKA FILIMADA » Xaqiiqooyin U Gaar Ah SRK Filimkuu Awooda Ugu Sheegtay Saaxibkiis Aamir Khan Ee Ram Jaane!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah SRK Filimkuu Awooda Ugu Sheegtay Saaxibkiis Aamir Khan Ee Ram Jaane!!

Ram Jaane(Ram Wuu Ogyahay)  waa flilim CLassic ah kaaso la daawaday maanta ookale 1 Dec 1995 waana filimkii uu SRK B0x-officeka kaga awood batay saaxiibkiisa Aamir Khan.

Ram Jaane waxaa hogaamiyaal ka ah Shah Rukh Khan, Juhi Chawla iyo Vivek Mushran waxaana Director ka ah Rajiv Mehra halka uu maalgaliye ka yahay Parvesh C. Mehra.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Xaqiiqooyin U Gaar h Filimka Ram Jaane:

Xaqiiqada 1aad: Atooraha Ayub Khan ayaa markii hore loo bandhigay doorka Vivek Mushran kulahaa filimkaan balse Ayub ayaa doorkaas ku gacan seeray wuuna iska diiday.

Xaqiiqada 2aad: Doorka SRK ee filimkaan waxaa lagasoo xigtay James Cagney doorkiisi filimkii  ‘Angels with Dirty Faces’ kaaso la daawaday 1938 waana filim Hollywood ah.

Xaqiiqada 3aad: SRK filimkaan duubistiisa waxay ku qaadatay mudo 3 sano ah kadib dib udhac badan oo filimkaan kudhacaayey micnaha marna waa la duubayey hadana waa la joojinaayey ugu dambese waxaa la daawaday 1995.

Xaqiiqada 4aad: Heeska filimkaan kujirta ee la dhaho “Phek Hawa Mein Ek Chumma” Music-da saaran isla Music-daas ayaa saaran heeskale oo kujirta filimka Rangeela waxaana labadaas heesba Music-dooda isku mid kadhigay Anu Malik oo ah Music Yaqaan caan ah.

Xaqiiqada 5aad: Filimkaan waxay isku dhaceen filimka weyn ee Akele Hum Akele Tum kaaso ah filim jaceyl qiiro badan waxaana hogaamiye ka ahaa Super Star Aamir Khan balse SRK filimkiisa Hit weyn ayuu noqday halka Aamir kiisana ka guuldarestay waana marka uu SRK awooda u shegtay saaxiibkisa Aamir.

 

Dhamaad……..

 

2 Responses to Xaqiiqooyin U Gaar Ah SRK Filimkuu Awooda Ugu Sheegtay Saaxibkiis Aamir Khan Ee Ram Jaane!!

  1. Zanganiya Reply

    December 1, 2017 at 7:17 pm

    Wa filmkii raam jaane khallaas. Wn xasuusta

  2. muttalip Reply

    December 1, 2017 at 9:52 pm

    hhh hda maY tiyaatrka filim wada saartan wixii kadhicilha qof ksta wla socda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *