Waxaan subaxan idiin la wadaagnay in Booliska Mumbai kiiska Sushant ee geeridiisa baaritaanka kuwadeen inee shaaciyeen sababta geeridiisa ine tahay is-dil uu isaga gacantiisa isku dilay.

Balse waxay dhaheen wali baaritaanka waan sii wadeynaa ilaan ka ogaano sababta ku kaliftay Sushant inuu is dilo marka dadka qaar ayaa danbi baarayaasha ku tilmaameen kuwa laaluush cunayaal ah oo lacag la siiyay si ay kiiska is-dil oga dhigaan meeshana oga bixiyaan sheekadiu ahed Sushant waa la dilay.

Sikastee ahaataba arimo horleh ayaa soo baxeen oo xoojinayaan in Sushant la dilay balse Booliska arimahan oodhan wax kama jiraan ayee dhaheen hoos kaga bogo siraha soo baxeen ee taageerayaasha Sushant dhaheen booliska cadeymahan wey iska indho-tireen.

1-afar nin ayaa Sushant guriga ugu dhuumatay ama qolkiisa sii galeen habeenkii geerida xili uu banaanka ku maqnaa iyaga waxayna isticmaaleen furo copy ah oo ay iyaga sameysteen xili hore.

2-qalabkooda sida xariga Sushant lagu dilay gacma-gashiga iyo waxyaabaha kale habeenkii kaamirooyinka ay daminayeen ayee qolkiisa meel kaga qarsadeen habeen labaadkiina wey lasoo baxeen weyna ku dileen arinkaas oodhana Sushant ma dareymin marnaba.

3-Si ay Sushant udilaan albaabka ayee ugu dhuunteen markuu soo galayna ugu horeyn afka ayee ka qabteen si uusan u qeylinin kadibna xariga ayee ku ciijiyeen dhulka ayeena iskula rafteen Sushant iyo afarta ninba xoog ayeena usheegteen ilaa nafta ka baxday.

4-Sushant markee nafta ka baxday ayee xariga marwaaxadiisa sariirta dusheeda ah sureen kadibna isavoo meeyd ah ayee meesha kasoo raariciyeen intee xariga qoorta u galiyeen.

5-halka mid ay ilaawen waxay tahay gacmihiisa oo aan xariga taabanin gacantiisa bidix galiya farta yar ayaa xariga laga helay inta kale waa laga waayey sida marki hore la sheegay sidaas ayuu ku geeriyooday Sushant.

Waxaa kaloo la sheegay xarbiska in wajiga dhaawac yar kasoo gaaray balse booliska iyo danbi baarayaasha kiiskan waxay dhaheen wax garaafo ah masoo gaarin mana la dilin Sushant ee isagaa is dilay.

Adiga maxay kula tahay warka booliska xaqiiq miyuu kula yahay mise wararkaan kale ee soo baxayaan ayaa runta udhow ayaa is leedahay waana warar gabi ahaanba booliska waxba kama jiraan ah dhaheen markii loo bandhigay.

Dadka waxay ku wareersan yihiin ma booliska runta sheegayaan mise wararkaan la helaayo ayaa run ah inkastoo Sushant dadka taageersan badankood aaminsan yihiin in la dilay jilaagan.

3 COMMENTS

  1. 4 iyo wixi dilayba Alla og lkn anigu waxan amin sanahy in ladilay arintana ay police ku qarinayan sabab u isku dilo Mesha MA olin xta xirirka saxibtis ay la lahyd odayga dhalay alia ma uu ogayn aroos ayuna aha qorshihisu in uu galo gor dhaw wadada hormarkisana uu sii anba qaado koley wax isdaba marayn aya jirta I don’t know mesha ay wax ka qaldan yihin bolice ka aya wax qarinayan say ila tahay.

  2. Aniga wxay ila thy inuu is dilay waayo markuu u dambeeyey wxuu wacay sxbkiisa telkana wu ka qabn waayey, hdana sxbtisa ayuu wcy iyadana wey ka qaban weyday,wa kuwa iyaga cadeeyen asxaabtisa wicitaanka lasoo wcy.marka wxan is oran, karaa sidee xiligaase usoo wici karaa qof la dilaayo wa sababta la yaabanahy.ileyn meesha dil ayaaba la qorsheeye!!!!!!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here