xilli walba jiil ayaa iska leh hadda waxa la maraya xill u baahan in laga hadlo warbixinada wararka ku saabsan xidigaha dhalin-yarada ee Mustaqbalk leh waxaa jira xariiro qaar qarsoon iyo kuwa la wada og yahay waxa ka dhaxeeya midaaso saxaafada si weyn u raadiso xogta ku saabsan xariiradaas maanta waxan ku hayaa 6 xariir ee ugu weyn ee ku saabsan aktarada dhalin-yarada ah ee ka dhaxeeya waxa ay saxaafada ka aamin-san tahay iyo waxa ay ka qoreen waxaan ku jira xidigo aad si weyn u taqaanan

Tiger Shroff Iyo Disha Patani

tiger shroff waxa aabbe u ah rugcadaaga Bollywoodka ee jackie shroff waana aktar leh xirfad jilitaan oo heer sare ah iyo qoob ka cayaar aan caadi ahayn tiger waxa uu xariir la leeyahay ama ay is shukaansadaan gabadha iyadana ka tirsan shirkadda bollywoodka ee disha patani

Arjun Kapoor Iyo Malika Arora

labadooda waxa ay kuwa cadeystayn xariirkooda maadaama la dareemi karo saameyntooda waxaana sidoo Kale u dheer inay yihiin kuwa xariir leh midaaso cadeeyn u ah in xilli walba ay isla socdaan waana mid saxaafada ay mar waliba daba joogto

Jahnvi Kapoor Iyo Ishan Khatar

shimbirahan cusub ee bollywoodka dhawaan ku soo biiray markii la daawaday fiilimkooda dhadak waxaa laga dareemi karay is faham weyn oo labadooda ka dhaxeeyo waxaan dhawr jeer sawiro laga qaaday iyagoo hal goob kuwada sugan

Sonakshi Sinha Iyo Bunty

gabadha shatrughan ama canjeex ee sonakshi sinha waxa uu xariir kala dhaxeeya wiilkan lagu magacaabo bunty waxaana laysku arkay labadooda dhawr jeer

Varun Dhawan Iyo Natasha Dalal

labadan waxa ay mar walba si wadajir ah kaga qayb galaan bandhigyada iyo xafladah waana kuwa so weyn saxaafada usoo jiiteen  xariirkooda ma ahan mid qarsoon waa kuwa ku muujiya baraha bulshada iyo goobaha bulshada ay isugu timaado

Sara Ali Khan Iyo Kartik Aryan

saif ali khan gabadhiisa dhawaan fanka ku soo biirtay ayaa waxa at xariir toos ah kala dhaxeeya aktarka Kartik aryan taasi waa mid ay saxaafada dibadda soo dhigtay iyagoo ku sugan meelo kala duwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here