Iskudhaca Filimada Tanhaji-The Unsung Warrior iyo Chhapaak waa haldhinac maadama Chhapaak xasuuq weyn loo geestay sido kalema maalintiisa kowaad si aan caadi aheyn loo dardaray waxaa layaab ah Chhapaak xiliga tiyaatarada lasaaray oo aan la fahmi karin waana arin khalad ah oo kooxdan ku deg degeen.

Hadii fasax qaran oo weyn jiri lahaa markaas macquul ayee noqon lahed sidee Chhapaak oo fariintiisa waqooyiga kaliya loogi talo galay uu isaga celin karaa Tanhaji oo Filim weyn ah misane India oodhan loogu talo galay khaladaadka Bollywoodka galaan ayuu midkaan kamid yahay Chhapaak oo mashruuc heer sare ahna si fudud ayaa looga taqlusi doonaa.

Waa wax laga niyad jabo in maalinta kowaad Chhapaak hoos udhac weyn sameeyo xitaa waxaa ka lacag badan Filimka Judgemental Hai Kya oo maalintiisa kowaad keenay 4.54 Crore sido kale waxuu ka hooseya Deepika Filimkeeda Finding Funny maalinta kowaad ganacsi ahaan balse intaanba waxuu Chhapaak kusoo gaaray awooda Deepika mooyee maalintiisa kowaad bur bur xoogan ayuu la kulmi lahaa.

Chhapaak xayeysiin balaaran looma sameyn India oodhana mawada gaarin sido kale tiyaataro yar ayuu saaran yahay waxaa fiicned kaligiis in tiyaatarada saarnaado balse kooxda waxay la saarteen labo Filim waaweyn Tanhaji iyo Darbar taaso Chhapaak dhabarka ka toogatay dhanka kale Tanhaji dhankiisa Chhapaak wuu saameeyay oo gobolo qaar ganacsi ahaan Tanhaji waa la ciriiriyay.

Inkastoo Tanhaji ganacsigiisa maalinta kowaad 50% uu Mumbai iyo suuqyada dariska la ah uu ka keenay hadana Chhapaak gobolo qaar wuu ku ciriiray hadaba aan isla ogaano India oodhan shalay lacagaha gobol walba ay ka keenen waxaana soo daabacday shabakada Box-office India:

Mumbai:

Tanhaji: 7 Crore

Chhapaak: 1.15 Crore

Delhi/UP:

Tanhaji: 2.15 Crore

Chhapaak: 1 Crore

East Punjab:

Tanhaji: 83 Lakh

Chhapaak: 46 Lakh

Rajasthan:

Tanhaji: 68 Lakh

Chhapaak: 16 Lakh

CP Berar:

Tanhaji: 91 Lakh

Chhapaak: 17 lakh

CI:

Tanhaji: 42 lakh

Chhapaak: 9 Lakh

Nizam/Andhara:

Tanhaji: 84 Lakh

Chhapaak: 27 Lakh

Mysore:

Tanhaji: 39 Lakh

Chhapaak: 34 Lakh

Tami Nadu/Kerala:

Tanhaji: 15 Lakh

Chhapaak: 10 lakh

West Bengal:

Tanhaji: 38 Lakh

Chhapaak: 33 lakh

Bihar:

Tanhaji: 34 lakh

Chhapaak: 9 lakh

Assam:

Tanhaji: 16 lakh

Chhapaak: 10 lakh

Odisha: Tanhaji: 20 lakh

Chhapaak: 6 lakh

Wadarta Guud:

Tanhaji: 14.45 Crore

Chhapaak: 4.32 Crore

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here