Home » Arimaha Bulshada » Xidiga Roman Reigns Oo Shaaciyay Oo Isaga Fariistay Ciyaaraha Wwe Ka Dib Markii Uu Dib Ugu Soo Laabtay Cudurka Kansar Ee Lagu Magacaabo Leukaemia

Xidiga Roman Reigns Oo Shaaciyay Oo Isaga Fariistay Ciyaaraha Wwe Ka Dib Markii Uu Dib Ugu Soo Laabtay Cudurka Kansar Ee Lagu Magacaabo Leukaemia

bandhigii raw ee usbuucan ayaa waxaa ka dhacay arrin la yaab leh waana mid si weyn loogu hadal-haayo caalamka xidiga ka tirsan bandhiga raw ee haysta wwe universal champions ninka lagu magacaabo roman reigns

roman reigns ayaa waxa uu sheegay arrin si weyn ay ugu naxaan dhamaan jamaahiirta taageerta ciyaarta wwe roman ayaa yimid riingaha si uu arrintan ula wadaagi dunida

roman ayaa sheegay inuu dib ugu soo laabtay cudurka kansarka kaaso laga daawayay 11 sano ka hor laakiin markale ayuu dib ugu soo laabtay wana cudur kansar halis ah kaaso lagu magacaabo leukaemia

kaaso ku dhaca nudayaasha dhiiga Cas roman ayaa u mahad-celiyay jamaahiirta wwe iyo mar waliba u sacab tumi jirtay

roman ayaa ku qasbanaaday inuu iska dhiibo suunka universal champions madaama uusan intaas iyo inka badan uusan ka mid ahaan karin ciyaarta musaaracada

waxaana fariimo badan kasoo gaartay shaqsiyaadka ugu caansan caalmka iyagoo u rajeenayeen inuu si dhakhsi leh kusoo kabsado waxaana ka mid ah xidigahaas braun strowman john cena the rock iyo xidigo kale oo badan

Roman kama qayb qaadan karo ciyaarta ka dhici doonta saudia arabia madaama uu tacaali doono cudurka kansarka isaga haya waxaana hadda si rasmi ah loo xaqiijiyay in ciyaartaas ay ciyaari doonan xidigaha kala ah brock Lesnar iyo braun strowman suunka universal champions

waxan roman reigns leenahay soo kabsasho wacan