Home » Wararka Maanta » Xidigaha Bollywood-Ka Lacagaha Ay Ku Qaatan Halka Xaflad Ama Aroos Ay Ka Qaybgalaan

Xidigaha Bollywood-Ka Lacagaha Ay Ku Qaatan Halka Xaflad Ama Aroos Ay Ka Qaybgalaan

Shaqada Aktarada Bollywood Ka Kaliya Maahan Sameynta Aflaamta Iyagoo Meelo Badan Ay Wax Kasoo Galaan Sida Arooska Iyadoo Arooska Uu Yahay Maalinta Weyn Oo Qiimo Ugu Fadhiya Dadka

Taaso Qof Si Weyn U Qarash-Gareenayo Isago Doonaya In Laga Sheekeeyo Hadda Waxan Ku Hayaa Lacagaha Ay Qaatan Xidigaha Bollywoodka Marka Ay Ka Qayb Galaan Taaso Ah Lacago Fiican

Iyagoo Mar Weliba Ka Qayb Galaan Xafladaha Iyo Aroosyada Midaaso Lagu Siiyo Qiimo Fiican Waxaana Liiskan Ku Jiraan Aktaro Caan Ah

Fadlan Hoos Kaga Bogo Qiimaha Lacagaha Ay Akataradaas Ay Qaataan

10. Anushka Sharma Kohli  – 80 Lakh

9. Ranveer Singh  – 1 Crore

8. Deepika Padukone  – 1 Crore

7. Salman Khan  – 2 Crore

6. Ranbir Kapoor – 2 Crore

5. Priyanka Chopra  – 2.5 Crore

4. Akshay Kumar  – 2.5 Crore

3. Hrithik Roshan  – 2.5 Crore

2. Katrina Kaif  – 3 Crore 

1. Shah Rukh Khan  – 3.5 Crore