Abaal marinta National Filim Award waa abaal marinta ugu weyn oo shaqsi walboo jilaa ah ama fanka noocyadiisa kala duwan kaga jira meel uun ku hamiya inuu mar uun ku guuleysta.

Abaal marintaan waxaa bixiyaan dowlada India waxayna soo bilaawatay ama la aasaasay sanadii 1954, waxaana ku guuleysteen dad badan oo Indian ah.

Marka laga soo tago dadka faraha badan ee ku guuleystay abaal marintaan, waxaynu isku daynay inaan soo koobno oo aan halkaan kusoo gudbino shaqsiyaadka ugu caansan Bollywoodka  kuwaaso biladaan hanteen.

India markii ladhaho wey kala baxeysa waxaanu soo qaadan doona jilyaasha caanka ah ee Bollywoodka inta ugu caansan halkaan hoose kaga bogo magacyadoda kuwa ku guuleysteen iyo aflaamta ay ku qaateenba.

Amitabh Bachchcan: (4 Jeer: Qeybta atooraha ugu wanaagsan Filimada kala ah Agneepath, Black,Paa iyo Piku)

Mithun Chakraborty: (3 Jeer: 2 atooraha ugu wanaagsan Filimada kala ah Mrigayaa iyo Tahader Katha sido kale midna atoora caawiyaha ugu wanaagsan ayuu ku qaatay filimka Swami Vivekananda)

Ajey Devgan: (2 jeer: qeybta atooraha ugu wanaagsan filimada kala ah Zakhm iyo The Legend of Bhagat singh)

Sunny Deol: (2 jeer: qeybta atoora caawiyaha ugu wanaagsa filimka Damini iyo abaal marin qaas ah oo lagu siiyay filimka Ghayal)

Nana Patekar: ( 3 jeer: qeybta atooraha ugu wanaagsan filimka Krantiveer iyo labo jeer ookale abaal marinta atoore caawiyaha ugu wanaagsan filimada kala ah Parinda iyo Agni Sakshi)

Sanjeev Kumar: (2 jeer: qeybta atooraha ugu wanaagsan filimada kala ah Dastak iyo Koshish)

Naseeruddin Shah: (3 jeer: qeybta atooraha ugu wanaagsan labo mar filimada kala ah Sparsh iyo Paar halka atoore caawiyaha ugu wanaagsan uu ku qaatay filimka Iqbal)

Om Puri: (2 jeer qeybta atooraha ugu wanaagsan filimkada kala ah Ardh Satya iyo Arohan)

Shashi Kapoor: (3 jeer 1 mal qeybta atooraha ugu wanaagsan filimka New Delhi Time iyo labo mar kale oo marna filimka ugu fiican Junoon iyo abaal marin qaas ah uu ku qaatay Muhafiz)

Anil Kapoor: (2 jeer mid atooraha ugu wanaagsan filimka Pukar iyo abaal marin qaas ah uu ku qaatay filimka Gandhi-my father)

Irrfan Khan: ( 1 jeer qeybta atooraha ugu wanaagsan filimka Paan Singh Tomar)

Rajkumar Rao: ( 1 Jeer qeybta atooraha ugu wanaagsan filimka Shahid)

Saif Ali Khan: ( 1 jeer qeybta atooraha ugu wanaagsan filimka Hum Tum)

Nawazuddin Siddiqui: (1 Jeer abaal marin qaas ah filimka Talaash (2012))

Paresh Rawal: (2 jeer qeybta atoore caawiyaha ugu wanaagsan filimada kala ah Woh Chokri iyo Sir)

Manoj Bajpayee: (1 Jeer qeybta atoora caawiyaha ugu wanaagsan filimka Satya)

Anupam Kher: (2 Jeer abaal marino qaas ah filimada kala ah Daddy iyo Main Gandhi Ko Nahin Mara)

Akshay Kumar: ( 1 Jeer qeybta atooraha ugu wanaagsan filimka Rustum)

Ayushmann Khurrana iyo Vicky Kaushal (min 1 jeer isku sanad ah filimada AndhaDhun iyo Uri).

Lasoco Qeybta Xikta Walina Waxaan Ku Guda Jirnaa Qeybtaa Atoorayaasha (Male Awards)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here