Waxaan hader idiin wadnaa maqaal aan kaga hadleyno xidigaha ugu caansan Hollywoodka qaar kamid ah ii taageero waali ah u ah Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan dhab ahaantii Filimada Hindiga asiga ayaa na baray ayee leeyihiin xidigahan dhamaan sido kalena SRK isaga ayaa ugu caanssn atoorayaasha Hindiga sida aawged suuqyada Hollywoodka atoore hindi ah kulama tartami karo xidigaan.

Xitaa waxaa afkiisa ka qirtay inuu taageero weyn u yahay SRK madaxweynihii hore dalka Mareykanka Barack Obama hadaba maxay tahay sababta SRK sidan dhan loogi jeclaaday wax kale ma ahan waa atooraha kaliya India kasoo jeeda ee ka hadla dareenka dhabta ah waxuu qofka si fudud ku dareensiin karaa nolosha dhabta ah.

Waxuu ka hadlaa boholyowga waxuu ka hadlaa nolosha dhabta ah ee qof walba ee dhashtaa sugeyso ugu dambeyn jaceylka ayuu dadka dareensiiya shaashada ayuu kaga yaabiyay malaayiin taageero ah waxaana la isku raacay inuu yahay kii ugu fiicna abid India so mara dhanka Fanka. Hadaba shaqsi walba isagoo afkiisa ka qiranahaa siduu u taageero SRK waxuu yiri hoos kaga bogo:

Leonardo DiCaprio waa atoorihii jilaya Filimkii Adduunka gil gilay Titanic xidigaan waa Mr.Prefectionist-ha Hollywoodka waxuu yiri isagoo SRK ammaanayo,” waagii hore ma xiiseyn jirin aflaamta hindiga oo dhadhan ma laheyn balse waxaa i jecleesiiyay waa Shah Rukh Khan run ahaantii markaan daawaday DDLJ ayaan dareemay in SRK yahay atooraha ugu wanaagsan dalka india.”

 Leonardo DiCaprio

“Waa run inaan taageero buuxo u ahau filimadiisa wax badan waan daawaday waa jilaa si dhab ah kuu dareensiin karo jaceylka nasiib ayaan lahaan lahaa oo nin caan ah ayaa sii noqon lahaa hadaan mar uun Filim la sameyn lahaa Mudane SRK.”

Hugh Jackman: aad ayaan u jeclahay SRK waana taageera waxaanba ka helay habka uu u ciyaaro iskaba dhaaf jiliinkiisa jaceylka xiisaha leh ilaa hadana waa sidiisa wax badan ayaan kaga daydaa xaqiiqdii.”

Hugh Jackman

Daniel Radcliffe: taageero weyn ayaa u ahay SRK waan jeclaan lahaa mustaqbalka mar uun inaan la sameeyo isaga Filim Bollywood ah waa atoore qalbiga si fudud kaaga xadi karo.”

Daniel Radcliffe

Penelope Cruz: Filimada hindiga waan ka helaa waxaana i jecleysiiyay SRK waxaan rabi lahaa inaan la shaqeyo.”

Penelope Cruz

Robert Patinson: Aniga SRK waan taageera waana ka helaa DDLJ na waxuu kamid yahay Filimada aan ugu jeclahay abid inaan daawado mana ka xiiso dhaco marwalba daawashadiisa.”

Robert Patinson & Kristen Stewart

Akon: Kahor inta aanan booqan India ayaa taageero u ahaa SRK balse wada shaqeyntii aan Ra.One kala shaqeyay ayaan ku sii yaqiinsaday bini’aadanimada dhabta ah uu xidigaha leeyahay waa atoore heybad leh qof walbana iska jeclaan karo.”

Akon

James Cameron: Fanka hindiya hal Goat ayuu leeyahay waana SRK mid kamid ah riyooyinkeyga ugu weyn waa inaan SRK Filim u sameyo ma aqaan goortee ii rumowii doonto aad ayaan kaga helay bandhigiisa wacan si qaas ah My Name Is Khan waa Filim i cajab galiyay sidu uu jilay SRK markaas ayaana taageero buuxo u noqday.”

18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan

Tom Cruise, Jackie Chan iyo Barack Obama ayaa sido kale kamid ah shaqsiyaadka caanka ah ee fagaaraha ka qirteen inee SRK taageero buuxo u yihiin waliba Obama dadka ayuu ka yaabsaday markuu 2015 booqday India kumanaan kun hortoodna ka qaaday hees kujirta Filimka DDLJ.

Goobta xitaa Dance ayuu ku muujiyay waxuuna tiro seddex jeer kala duwan dadka hortooda ku shaaciyay in SRK yahay atooraha ugu bandhiga wacan fanka hindiya taageerana uu u yahay.

James Cameron

SRK maqaamkiisa looma dhowaan karo hubaal ahaan marka lala bar bardhigaayo Salman Khan iyo Aamir Khan waa mar Khan ahaan loola bar bardhigo ee maqaam ahaan iskuma dhowa waana wax xaqiiq ah hadii SRK fanka ka fariisto waligood ma gaari karaan xidigaan sababto ah waxuu dhaafay halyeeydii hore ee laga heybeysan jiray sida Big B, Dharam, Dilip Kumar iyo Ragg kale halkee joogaan marka Sallu iyo Aamir midaastan waa wixii xaqiiqo ahaa ee aan kaga hadalnay xidigaan si xaqiraad la’aan….

Xidigaha kale ee SRK taageeraha u ah misane afkooda ka qirteen waxaa kamid ah Shakira, Hillary Swank, Brad Pitt, Brett Ratner, Zayn Malik, Will Smith iyo kuwa kale oo aan halkaan lagu koobi karin hadalkooda hoos kaga bogo sawirada dhiman…

18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan
18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan
18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan
18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan
18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan
18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan
18 Hollywood Stars Who Are Huge Fans Of King Of Bollywood Shah Rukh Khan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here