Home » Nolosha Jilaayaasha » Xidigaha Kala Ah Prabhas Iyo Shruti Haasan Yee Taagero U Yihiin Aflaam Nooce Ah Ayee Xiiseyan (Codsi Akhriste) (+Sawiro)

Xidigaha Kala Ah Prabhas Iyo Shruti Haasan Yee Taagero U Yihiin Aflaam Nooce Ah Ayee Xiiseyan (Codsi Akhriste) (+Sawiro)

Prabhas waa atoore India u dhashtay sido kalena maanta xidig weyn ah waxuuna kasoo jeeda Telugu oo uu inta badan aflaamtisa shirkada Telugu usameyo.

Sido kale Shruti Haasan waa atirisho caan ah balse kawada dhaxeyo dhaman shirkadaha kala duwan ee India aflaamta u sameyaan sida Bollywood, Tamil iyo Telugu balse asal ahaan waa gabar reer Tamil ah.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Prabhas Iyo Shruti Xidigaha Ay Taageraha U Yihiin Sida Naga Codsateenba:

Prabhas:

Prabhas Bollywoodka ayuu xidigo dhowr ah ka taagera waxayna kala yihiin Shah Rukh Khan, Salman Kha, Raveena Tandon Iyo Deepika Padukone.

Waana atooraha kaliya ee Khans-ka 2 kamid ah taagero u ah maadama Khans-ka dunida oodhan caan ka yihiin sido kalena xifaaltan ka dhaxeyo.

Dhanka aflaamta waxuu aad u jecelyahay xidigaan daawashadoda aflaamtan xiisaha leh, Munna Bhai, 3 Idiots iyo PK.

Shruti Haasan:

Atirshada Shruti Haasan waxay taagero rasmi ah u tahay xidigaha kala ah Shah Rukh Khan (Bollywood) Kamal Haasan (Aabahed Tamil) Rajnikanth (Tamil) iyo Ram Charan (Telugu) sido kale dhanka atirishooyinka marka aan ka hadalno waxay taagero u tahay xidigaha kala ah Sridevi iyo Madhuri Dixit.

Ugu dambeyn Shruti Haasan filmka ay ugu jeceshahay aflaam oo dhan waa filmka Mughal-E-Azam kaaso Dilip Kumar hogaamiye ka ahaa sido kalena ah film Bollywood ah.

 

 

 

 

 

One Response to Xidigaha Kala Ah Prabhas Iyo Shruti Haasan Yee Taagero U Yihiin Aflaam Nooce Ah Ayee Xiiseyan (Codsi Akhriste) (+Sawiro)

  1. ramos Reply

    January 14, 2018 at 12:04 am

    thanks filmside iyo Ali adan madama ad codsigeyga ad i tixgiliseen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *