Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee ugu labiska Wanaagsan todobaadkii lasoo dhaafay waxaana u badan atiriishooyin inta badana iyaga la qiimeeyaa Style-kooda iyo labiskooda.

Todobaad walba waxaa lasoo aruuriya sawirads laga qaado jilayaasha oo meelo iyo goobo kala duwan ku kala sugan sida xaflado, bandhig Filim, sameeyn Fashion iyo meelo kale.

Best Dressed: Kareena Kapoor Khan, Bhumi Pednekar, Kriti Kharbanda leave us stunned with their gorgeous looks

Sawiradii laga soo aruuriyo waxaa lagu sameyaa isku shaandheen iyadoo laga soo saarayo jilayaasha labiska qurxan ee ilqabadka leh soo xirteen todobaadkaas iyo kuwa labiska soo jiidashada laheen fagaaraha la imaadeen.

Hadaba todobaadka jilayaasha labiska Wanaagsan soo xirteen ee Style saxan laga waayey misane Bollywoodka katirsan waxay isugu jiraan Kareena Kapoor, Bhumi Pednekar, Kriti Kharbanda, Samantha Akkineni, Yami Gautam.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here